HomeWararBoko Xaram oo Al Shabab ugu yeertay iney ku biirto kooxda Daacish

Boko Xaram oo Al Shabab ugu yeertay iney ku biirto kooxda Daacish

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Muqaal ay soo duuben Dagaalamayaal ka tirsan Kooxda Boko Xaram Ee Dalka Nigeria ayaa loogu yeeray Xarakada Al Shabab Ee Soomaaliya iney ku biirto Kooxda Khilaafada Islaamka Ee Wadamada Ciraaq iyo Siiriya.

Kooxda Boko Xaram ayaa muqaalkasi ku sheegtay in Al Shabab ay faa’ido ka heli doonto iney Hoostagto oo ay ku biirto Kooxda Daacish ee uu Hogaamiyo Abubakar Al Baqdadi.

10 Cisho ee la soo dhaafayKooxda Daacish iyo Ururada taageersan Eek u kala sugan Dalalka Ciraaq,Nigeriya,Siiriya iyo Yemen waxa ay soo saaren 8 Muqaal oo ay Al Shabab uga codsanayan iney ku biirto Kooxda Khilaafada Islaamka Ee Daacish.

Al Shabab Weli si rasmi ah ma aysan uga jawaabin Muqaaladan ay soo saaren Kooxaha Taagersan Kooxda Daacish balse Shalay ayay Al Shabab ku xir xirtay dad ka badan 30 ruux oo ay ajaanib ku jiran Degmada Jilib Ee Gobolka Jubbada Dhexe.

Dadkasi la xir xiray waxa lagu soo qab qabtay Howlgal ay Al Shabab ku baadi goobayan Kooxo taageersan Daacish maalintii shanaad oo isku xigta ayuuna Howlgalka socday tan iyo arbacadii Shalay.

Al Shabab ayaa hore 5 Ruux oo ajaanib ugu xir xirtay eedeymo isla arintan la xiriira Magaalada Jamaame Ee Gobolka Jubbada Hoose.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories