HomeWararCiidamada Dowladda oo la wareegay deegaanka Janaale

Ciidamada Dowladda oo la wareegay deegaanka Janaale

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas ay la wareegeen Ciidamada kumaandooska xoogga dalka ee Danab iyo kuwa gor-gor. Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowladda oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa waxaa ay sheegeen in Ciidamada ay gudaha u galeen deegaanka Janaale oo in muddo ay maamulayeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas ay la wareegeen Ciidamada kumaandooska xoogga dalka ee Danab iyo kuwa gor-gor.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowladda oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa waxaa ay sheegeen in Ciidamada ay gudaha u galeen deegaanka Janaale oo in muddo ay maamulayeen Al-shabaab, hayeeshee waxaa la sheegay inay isaga baxeen halkaas.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Ciidanka dowladda ay howlgalo baaritaano ay ka waadan deegaanka Janaale Gobolka Shabeellaha Hoose, kaasi oo ah mid lagu xaqiijinayo amniga.

Ciidamada kumaandooska xoogga dalka ee Danab iyo kuwa gor-gor ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku sugnaa duleedka Janaale, waxaana dadka ay tilmaameen inay arkayeen Ciidamada oo wata gaadiidka nooca dagaalka.

Al-shabaab ayaa deegaanka Janaale Gobolka Shabeellaha Hoose gacanta ku haayay muddo sanado ah, waxaana haatan lagu soo waramayaa inay la wareegeen Ciidanka dowladda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts