HomeWararMaamulka G/Banaadir oo la wareegay Xarun ay gacanta ku heysay AMISOM

Maamulka G/Banaadir oo la wareegay Xarun ay gacanta ku heysay AMISOM

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa 10-sanno kadib la wareegay Hoggaanka Xarunta O.P.D. oo Ciidanka Booliska ee AMISOM u aheyd Goob ay ku daweeyaan dadka bukaan socodka ah. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Hogaanka AMISOM ee  Soomaaliya kala wareegay Xaruntaas oo in muddo ah ay ku shaqeynayeen. Sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa 10-sanno kadib la wareegay Hoggaanka Xarunta O.P.D. oo Ciidanka Booliska ee AMISOM u aheyd Goob ay ku daweeyaan dadka bukaan socodka ah.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Hogaanka AMISOM ee  Soomaaliya kala wareegay Xaruntaas oo in muddo ah ay ku shaqeynayeen.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddoomiye Cumar Finish ayaa la wareegay matooro Casri ah oo Xarunta O.P.D. loogu adeegi jiray.

Munaasabadda Maamulka Gobolka Banaadir uu kula wareegayay Xarunta ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Taliyaha qeybta guud Gobolka Banaadir ee Ciidanka Booliiska iyo sidoo kale Saraakiil kale oo howlgalka AMISOM ee Soomaaliya.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts