HomeWararQM oo cambaareysay dilka wariye dhawaan lagu dilay degmada Dharkeyley

QM oo cambaareysay dilka wariye dhawaan lagu dilay degmada Dharkeyley

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Hey’adda dhaqanka iyo waxbarashada ee hoostimaada QM ee UNESCO Madaxdeeda wakiilka uga ah difaacida xuriyadda Saxaafadda Irina Bokova, ayaa sheegay in ay cambaareynayaan dilka, 8 bishaan September degmda Dherkeyleey loogu geystay tifaftirihiin website lagu magacaabo Waagacusb. “Kooxaha xagjirka ah waa in aan loo oggolaan in ay afka ka xiraan xoriyatul qowlka, iyadoo loo muujinayo rabshado […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hey’adda dhaqanka iyo waxbarashada ee hoostimaada QM ee UNESCO Madaxdeeda wakiilka uga ah difaacida xuriyadda Saxaafadda Irina Bokova, ayaa sheegay in ay cambaareynayaan dilka, 8 bishaan September degmda Dherkeyleey loogu geystay tifaftirihiin website lagu magacaabo Waagacusb.

“Kooxaha xagjirka ah waa in aan loo oggolaan in ay afka ka xiraan xoriyatul qowlka, iyadoo loo muujinayo rabshado iyo cabsi, waa in ay jirtaa kaqeybqaadasho  sameynta shuruucyo dowlad wanaaga soomaaliya.

- Advertisement -

Dalka suxufiga Abdullahi ayaa waxaana jirin cid sheegatay masuuliyadiida.

Warbixinta ay soo saartay hey’adda (UNESCO) ee cambaareynta ayaa waxaa ay kusoo aadeysaa xili dalka soomaaliya lagu daray wadamada ugu qatarta badan ee ay ka shaqeeyaan suxufiyiinta, waxaana sanad kasta lagu dhibaateeyaa wariyaasha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts