HomeWararDowladda Thailand oo sii deysay Muhaajiriin ay kamid ahaayeen Soomaali

Dowladda Thailand oo sii deysay Muhaajiriin ay kamid ahaayeen Soomaali

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxda dowlada Thailand ayaa sii daayay ku dhowaad 64 ruux oo magangalyo doon ahaa oo ay ku jiraan soomaali, kuwaasoo ay dhawaan gacanta ku dhigeen, police-ka Hey’adda Human Rights Watch, ayaa sheegtay in tiradaasi Qaxootiga ee lasiidaayay ay ku jireen todobo ruux oo Carruur ah oo kazoo kala jeeda wadamada Pakistan iyo Soomaaliya. Agaasimaha Barnaamijyada […]

- Advertisement -

Madaxda dowlada Thailand ayaa sii daayay ku dhowaad 64 ruux oo magangalyo doon ahaa oo ay ku jiraan soomaali, kuwaasoo ay dhawaan gacanta ku dhigeen, police-ka

Hey’adda Human Rights Watch, ayaa sheegtay in tiradaasi Qaxootiga ee lasiidaayay ay ku jireen todobo ruux oo Carruur ah oo kazoo kala jeeda wadamada Pakistan iyo Soomaaliya.

- Advertisement -

Agaasimaha Barnaamijyada Hey’adda Human Rights Watch Bill Frelick, ayaa sheegay in dad Qaxooti Magangalyo iyo difaac doon ah in aaney mudneen in laxiro, waxaana uu ugu baaqay dowlada Thailand in ay la timaado bedelka in Shaqsi Qaxooti ah la xiro.

Bishii September 10, 2015, ayaa ciidamada Police-ka dalka Thailand waxaa ay werar ay ku qaadeen xaruumo ku yaala Magaalooyinka Pracha Uthit  iyo Bangkok, waxaana ay kazoo xireen tiro qaxooti Somali iyo Pakistaan iskugu jira.

Dalka Thailand kama mid ahan wadamadii saxiixay heshiiskii Jineefa ee Refugee Convention ee sanadkii 1951 kaasoo qeexaya shuruucda qaxootiga iyo nidaamkooda.

- Advertisement -

 

Latest stories