HomeWararMaxkamadda Ciidamadda Qalabka sida Oo Xukuntay Dhalinyaro Lala Xeriirinayo Al shabab

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka sida Oo Xukuntay Dhalinyaro Lala Xeriirinayo Al shabab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Maxkamadda ciidamada qalabka ayaa maanta xukuno ku riday seddax ruux oo lagu sheegay in ay ka tirsan yiin dagaalamayaasha Al shabaab.

Seddaxda ruux ee la xukumay ayaa kala ah.

1- Xuseen C/qaadir salaad

2- C/risaaq xuseen cusmaan iyo

3- Fartuun isaaq cabdi

Kaaliyaha Maxkamadda Ciidamadda Qalabka sida ee darajadda koowaad Xasan cali Shuute oo xukunka ku dhawaaqay ayaa shaaciyay seddaxdaasi ruux ay maxkamadda darajadda koowaad ay ku xukuntay Xabsi daa’in.

Seddaxda qof ee la xukumay ayaa laga soo qabtay guri ku yaala Xaafada Carafaad ee degmadda Yaaqshiid waxaana la shaaciyay in Al shabaab ay u qaabilsanaayeen Dhanka Qaraxyadda.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories