HomeWararQM oo cambaareysay dilka wariye dhawaan lagu dilay degmada Dharkeyley

QM oo cambaareysay dilka wariye dhawaan lagu dilay degmada Dharkeyley

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Hey’adda dhaqanka iyo waxbarashada ee hoostimaada QM ee UNESCO Madaxdeeda wakiilka uga ah difaacida xuriyadda Saxaafadda Irina Bokova, ayaa sheegay in ay cambaareynayaan dilka, 8 bishaan September degmda Dherkeyleey loogu geystay tifaftirihiin website lagu magacaabo Waagacusb.

“Kooxaha xagjirka ah waa in aan loo oggolaan in ay afka ka xiraan xoriyatul qowlka, iyadoo loo muujinayo rabshado iyo cabsi, waa in ay jirtaa kaqeybqaadasho  sameynta shuruucyo dowlad wanaaga soomaaliya.

Dalka suxufiga Abdullahi ayaa waxaana jirin cid sheegatay masuuliyadiida.

Warbixinta ay soo saartay hey’adda (UNESCO) ee cambaareynta ayaa waxaa ay kusoo aadeysaa xili dalka soomaaliya lagu daray wadamada ugu qatarta badan ee ay ka shaqeeyaan suxufiyiinta, waxaana sanad kasta lagu dhibaateeyaa wariyaasha.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories