HomeWararKenya oo sheegtay inaysan ka laaban doonin dhismaha derbiga ee xuduudka Somalia

Kenya oo sheegtay inaysan ka laaban doonin dhismaha derbiga ee xuduudka Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Kenya, Joseph Nkaissery ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu la hadlayey Barlamaanka Kenya, wuxuuna sheegay in Dhismaha Derbigaasi loo arko wax xayndaab u noqon kara inaysan Alshabaab weerar ka fulinin gudaha Kenya. Waxa uu intaasi ku daray in goobo laga soo galo loo samayn doono Derbiga, si loo arko, loona […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Kenya, Joseph Nkaissery ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu la hadlayey Barlamaanka Kenya, wuxuuna sheegay in Dhismaha Derbigaasi loo arko wax xayndaab u noqon kara inaysan Alshabaab weerar ka fulinin gudaha Kenya.

Waxa uu intaasi ku daray in goobo laga soo galo loo samayn doono Derbiga, si loo arko, loona kontoroolo dadka u soo gudbaya Kenya.

Dowladda Federalka Somalia waxay cambaaraysay qorshaha lagu dhisayo  Derbigaasi, waxayna sheegtay inuusan Derbigaasi hakin karin weeraradda ay Alshabaab ka geystaan gudaha Kenya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts