HomeWararMasar oo sheegtay inay Dowladda Federalka ka taageerayaan La-dagaalanka Alshabaab

Masar oo sheegtay inay Dowladda Federalka ka taageerayaan La-dagaalanka Alshabaab

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Masar, Badar Abdal-atti ayaa sheegay inay Dowladda Masar si kulul u cambaaraynayso Isqarxintii ay Alshabaab dhawaan ka fuliyeen magaalladda Muqdisho. War Saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka ayaa waxa uu ku sheegay inay ka xun yihiin dadkii rayidka ahaa ee lagu dilay qarixii lala beegsaday Hotelka Jaziira, oo ay ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Masar, Badar Abdal-atti ayaa sheegay inay Dowladda Masar si kulul u cambaaraynayso Isqarxintii ay Alshabaab dhawaan ka fuliyeen magaalladda Muqdisho.

War Saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka ayaa waxa uu ku sheegay inay ka xun yihiin dadkii rayidka ahaa ee lagu dilay qarixii lala beegsaday Hotelka Jaziira, oo ay ku geeriyoodeen ugu yaraan 16 qof oo rayid ahaa.

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Masar ayaa lagu sheegay inay Dowladda Masar garab taagan yihiin Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed dagaalkooda ka dhanka ah Alshabaab.

Dhinaca kale, Hotelka Jazeera ayaa waxay hoy u tahay Safaaraadaha Qatar, Shiinaha, Imaaraadka Carabta iyo Ergooyinka Shisheeyaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts