HomeMaqalDhageyso:-Dabkii ka kacay Muqdisho oo la demiyay & Maamulka Gobolka oo ka...

Dhageyso:-Dabkii ka kacay Muqdisho oo la demiyay & Maamulka Gobolka oo ka hadlay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dabka ayaa ka kacay  Goobo Ganacsi oo ku yaalla inta  u dhaxeysa Isgoysyada Soobe iyo Banaadir ee Magalada Muqdisho gaar ahaan Goob lagu iibiyo Shidaalka,waxaana ka dhashay khasaaro hantiyaeed. Dabka oo uurada iyo qiiqa ka baxayay laga arkay degmooyin badan oo ka tirsan Gobolkan Banaadir ayaa ku faafay Xarumo ay ka mid yihiin Xarun lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dabka ayaa ka kacay  Goobo Ganacsi oo ku yaalla inta  u dhaxeysa Isgoysyada Soobe iyo Banaadir ee Magalada Muqdisho gaar ahaan Goob lagu iibiyo Shidaalka,waxaana ka dhashay khasaaro hantiyaeed.

Dabka oo uurada iyo qiiqa ka baxayay laga arkay degmooyin badan oo ka tirsan Gobolkan Banaadir ayaa ku faafay Xarumo ay ka mid yihiin Xarun lagu xanaaneeyo Carruurta  oo lagu Magacaabo Ileys iyo Goobo Ganacsi oo kale.

- Advertisement -

Mas’uuliyiin uu ka mid ahaa Guddoomiyaha degmada Hodan  C/kariin dhega-juun ayaa gaaray goobta,waxaana uu sheegay in dabka saacado kadib la demiyay.

Shir Jaraa’id oo uu ku qabtay Goobta uu dabka ka kacay ayaa wax auu sheegay in dabka uu ka dhashay korontoi,isla markaana uu baabi’iyay in ka badan 7 Qol oo Goobo Ganacsi ahaa,hayeeshee uusan geysan wax khasaaro nafeed ah.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha degmada Hodan .

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts