HomeWararFeeryahankii Maxamed Cali Kalaay oo loogu magac daray Garoon Diyaaradeed

Feeryahankii Maxamed Cali Kalaay oo loogu magac daray Garoon Diyaaradeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka magaalladda Louisville ee Gobalka Kentucky ee dalka Maraykanka waxay shalay ku dhawaaqeen  inay Feer-yahankii Maxamed Cali Kalaay ku sharfeen in loogu magac daro Garoon Gobaleedka Diyaaradaha ee Louisville. Maayarka magaalladdaasi, Greg Fischer oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga ayaa sheegay inuu Maxamed Cali Kalaay jecel yihiin Balaayiin qof oo ku nool Caalamka iyo sida furan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka magaalladda Louisville ee Gobalka Kentucky ee dalka Maraykanka waxay shalay ku dhawaaqeen  inay Feer-yahankii Maxamed Cali Kalaay ku sharfeen in loogu magac daro Garoon Gobaleedka Diyaaradaha ee Louisville.

Maayarka magaalladdaasi, Greg Fischer oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga ayaa sheegay inuu Maxamed Cali Kalaay jecel yihiin Balaayiin qof oo ku nool Caalamka iyo sida furan ee uu kaga hadli jirey Muslimka.

- Advertisement -

AUN Maxamed Cali Kalaay oo Muslim ahaa waxa uu ku dhashay, kuna soo koray magaalladda Louisvelle ee haatan magaciisa lagu bedelay magaca Garoonka Diyaaradaha.

Feeryahankaasi waxa uu 3 jeer ku guuleystay Horyaalka Feerka ee Miisanaka culus,

wuxuuna geeriyooday bishii June 4-dii ee sannadkii 2016-kii, isagoo ay da’diisu ahayd 74-jir.

- Advertisement -

AUN Maxamed Cali Kalaay horey magaciisu u ahaa Cassius Clay waxa uu iska bedelay markii soo Islaamay sannadihii 1960-aadkii, waxaana lagu xusuustaa isagoo diiday in ka qeyb galo Dagaalkii Maraykanka ku qaaday dalka Vietnam, sababo la xiriirta Caqiidadiisa Islaamka.

Waxa uu feertamay 61-jeer, wuxuuna ku guuleystay 56-jeer.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts