HomeWararSaxafi u dhashay dalka Gaana oo horey u ka shifay Fadeexadda Musuqa...

Saxafi u dhashay dalka Gaana oo horey u ka shifay Fadeexadda Musuqa K/cagta Afrika oo la dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Saxafigaasi oo lagu magacaabi jirey Axmed Xasan Suu’ale oo 34-jir ahaa ayaa la sheegay in xalay lagu dilay casimadda dalka Gaana ee Akra, iyadoo laga toogtay Madaxa iyo Laabta. Warbaahinta Qaranka dalkaasi waxay cambaareeyeen dilkaasi, waxayna Boliska ug ubaaqeen inay bilaabeen Baaritaanka dilka Saxafigaasi oo  ka mid ahaa Koox Weriyayaal oo soo bandhigay Fadeexadda K/Cagta […]

- Advertisement -
Saxafigaasi oo lagu magacaabi jirey Axmed Xasan Suu’ale oo 34-jir ahaa ayaa la sheegay in xalay lagu dilay casimadda dalka Gaana ee Akra, iyadoo laga toogtay Madaxa iyo Laabta.
Warbaahinta Qaranka dalkaasi waxay cambaareeyeen dilkaasi, waxayna Boliska ug ubaaqeen inay bilaabeen Baaritaanka dilka Saxafigaasi oo  ka mid ahaa Koox Weriyayaal oo soo bandhigay Fadeexadda K/Cagta Afrika sannadkii hore.
Guddoomiyihii hore ee Xiriirka K/Cagta ee dalka Gaana, Kwesi Nyantakyi  oo ka mid ahaa Saraakiishii lagu helay Fadeexadaasi waxaa laga mamnuucay Ciyaaraha, iyadoo la ganaaxay  500,000 oo Dollar, kadib, markii ay Kameerooyinka qabteen isagoo qaadanaya Laaluush.
Dhinaca kale, Ururka Badbaadinta Suxufiyiinta ee CPJ waxay cambaareeyeen dilka Weriyaha u dhashay dalka Gaana ee Axmed Xuseen Suu’ale.
Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts