HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyay ee dab ka kacay Xarun ku taalla Muqdisho

Akhriso:-Wararkii u dambeeyay ee dab ka kacay Xarun ku taalla Muqdisho

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Waxaa haatan socda dadaalo lagu deminayo dadbka ka kacay  Xarun lagu xanaaneeyo Carruurta  oo lagu Magacaabo Ileys oo ku yaalla inta u dhaxeysa Isgoysyada soobe iyo Banaadir ee Magalada Muqdisho.

Dabka ayaa Goobo Ganacsi oo  ku faafay,waxaana Goordhow gaaray oo haatan daminaya  Gaari dam demis ah iyo dadweyne kale si loogu guuleyso deminta dabkaas.

Dadwenaha ayaa caawinaya Gaariga dam damiska,waxana Goobta dabka uu ka kacay ka muuqanaya burbruka hantiyadeed ee uu geystay dabka,welina lama shaacin khasaaro nafeed oo uu geystay dabka.

Wararka kusoo kordha kala socda Radiodalsan.com.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories