HomeWararSawirro:-Dab ka kacay goob Ganacsi oo ku taalla Muqdisho

Sawirro:-Dab ka kacay goob Ganacsi oo ku taalla Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dab ka kacay goob Ganacsi oo ku taalla Muqdisho ayaa uuradiisa laga arkay inta badan degmooyinka Gobolkan Banaadir ayaa Goordhow waxa uu ka kacay Goob lagu iibiyo Shidaalka oo ku taalla kasoo horjeedka  Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya. Dabka ayaa kusii faafay Goobo kale oo Ganacsi oo ku yaalla Goobta Shidaalka lagu iibiyo oo ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dab ka kacay goob Ganacsi oo ku taalla Muqdisho ayaa uuradiisa laga arkay inta badan degmooyinka Gobolkan Banaadir ayaa Goordhow waxa uu ka kacay Goob lagu iibiyo Shidaalka oo ku taalla kasoo horjeedka  Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya.

Dabka ayaa kusii faafay Goobo kale oo Ganacsi oo ku yaalla Goobta Shidaalka lagu iibiyo oo ku taalla inta u dhaxeysa  Isgoysyada Soobe iyo Banaadir ee Magalada Muqdisho,waxaana ku sugan dad farabadan oo la tacaalayo sidii dabkaasi loo demin lahaa.

- Advertisement -

Khasaaro hantiyadeed ayaa la sheegay in uu geystay wallow aan sirasmi ah weli loo shaacin waxa sababay in dabkaasi uu kaco.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts