HomeWararAkhriso:-Sababta taliyaha xooga dalka uga laabtay Go’aan uu ka qaatay Al-Shabaab?

Akhriso:-Sababta taliyaha xooga dalka uga laabtay Go’aan uu ka qaatay Al-Shabaab?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-Qarshe ayaa 9 Bishii December ee Sanadkii tegay 2018 ku dhawaaqay in Ciidamada xoogga ku amran yihiin inay toogaan Shaqsigii ay howlgal ku qabtaan ee ka tirsan Al-Shabaab. Shir jaraa’id uu Maalintaas qabtay ayaa waxaa garabkiisa fadhiyay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe),waxaana uu taliyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-Qarshe ayaa 9 Bishii December ee Sanadkii tegay 2018 ku dhawaaqay in Ciidamada xoogga ku amran yihiin inay toogaan Shaqsigii ay howlgal ku qabtaan ee ka tirsan Al-Shabaab.

Shir jaraa’id uu Maalintaas qabtay ayaa waxaa garabkiisa fadhiyay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe),waxaana uu taliyaha sheegay in aan loo dul qaadan karin in Maalin walba Shabaab dad dilaan hadana Xabsiyada ay ka buuxaan.

- Advertisement -

Maanta oo ku beegneyd 13 Bisha Janaayo Sanadka 2019 ayaa shir jaraa’id uu qabtay  waxa uu ku sheegayin Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uu marnaba  ku xad gudbi doonin Sharciga u dagsan dalka.

Taliyahe Indha-Qarshe ayaa tilmaamay in ragga  ka tirsan Al-Shabaab ee lagu qabto dagaal ama howlgal ay horgeyn doonaan Sharciga.

Dad badan oo Maanta falan qeynayay Go’aanka uu Al-Shabaab ka qaatay taliyaha xoogga dalka ayaa aaminsan in taliyaha Go’aankaan uu ku qasbay in Ciidamada ay dileen dad Shacab ah oo aan waxba galabsan taasi ay ka qeylo dhaamiyeen hey’adaha Xaquuqda Aadanaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts