HomeWararKhilaafka Xisbiga UCID ee Soomaaliland oo sababay is casilaada mas’uul ka tirsanaa

Khilaafka Xisbiga UCID ee Soomaaliland oo sababay is casilaada mas’uul ka tirsanaa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Gudoomiye ku xigeenkii koowaad ee xisbiga Ucid Abdinaasir Muxumed Buune ayaa sheegay in uu iska casilay xisbigii uu ka tirsanaa iyo xilkii uu hayeyba isaga oo ku eedeeyey in aanu xisbigaasi jihaba haysan, go’aanka ay ka qaateen guddida lagu muransan yahay ee doorashooyinkana aanu la qabin. Dhinaca kale kuxigeenka xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiye ku xigeenkii koowaad ee xisbiga Ucid Abdinaasir Muxumed Buune ayaa sheegay in uu iska casilay xisbigii uu ka tirsanaa iyo xilkii uu hayeyba isaga oo ku eedeeyey in aanu xisbigaasi jihaba haysan, go’aanka ay ka qaateen guddida lagu muransan yahay ee doorashooyinkana aanu la qabin.

Dhinaca kale kuxigeenka xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ee UCID Cabdinaasir Yuusuf Cusmaan oo bbcda la hadlay ayaa sheegay in ay Gudoomiye ku xigeenkii koowaad ee xisbiga Ucid Abdinaaser Muxumed Buune ay xilka ka qaadeen.

- Advertisement -

Tallaabadaan is casilaada ah ayaa daba socota muranka ka dhashay dib u dhigista doorashooyinka Baarlamaanka Soomaaliland oo Xisiyada qaarkood ay isku khilaafeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts