HomeWararSawirro:-Turkiga oo Aqbalay codsi uga yimid Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya

Sawirro:-Turkiga oo Aqbalay codsi uga yimid Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Wafdi ka socday Wasaaradda Difaaca dawladda Turkey. Wasiirka, ayaa wafdigaasi ka socday Turkiga waxa uu kala hadlay Kordhinta Tababarka la siiyo Saraakiisha iyo Saraakiil Xiggeenada Ciidanka Soomaaliya, Kordhinta Taageerada Milatari iyo arrimo kale. “Waxaan Maanta kula kulmay Xarunta Wasaaradda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Wafdi ka socday Wasaaradda Difaaca dawladda Turkey.

Wasiirka, ayaa wafdigaasi ka socday Turkiga waxa uu kala hadlay Kordhinta Tababarka la siiyo Saraakiisha iyo Saraakiil Xiggeenada Ciidanka Soomaaliya, Kordhinta Taageerada Milatari iyo arrimo kale.

- Advertisement -

“Waxaan Maanta kula kulmay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Xubno ka Tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Dalka Turkiga Waxaan ka wada hadalnay Kordhinta Saraakiisha ,Saraakiil Xigeenada iyo Ciidamada Dowladda Turkiga Tababarka Siiyaa”  Ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga XFS.

Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa sheegay in Wafdiga ka socda Wasaaradda Difaaca Turkiga uu ka dhageystay Warbixin ku aadan Xaaladda Ciidanka Soomaaliya ka socda ee tababarka ku qaadanaya dalkaasi.

“Sidoo kale waxaan ka dhageestay warbixin ku aadan xaalada ay ku suganyihiin Ciidamada Tababarka u jooga dalka Turkiga Waxay ii sheegeen in Dhalinyaro firfircoon ay yihiin oo waxbartay iyo in uu muuqdo dib-u-kabasho dhanka ciidanka ah” ayuu yiri Wasiir Xasan Maxamed.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts