HomeWararDowladda Ingiriiska oo Saldhig Millatari ka sameysan doonta deegaanada Soomaaliland

Dowladda Ingiriiska oo Saldhig Millatari ka sameysan doonta deegaanada Soomaaliland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Arrintan ayaa soo shaac baxday, kadib, markii uu Xoghayaha Difaaca ee dalka Britain,Gavin Williamson dhawaan booqday magalladda Hargeysa, oo uu Kulan kula yeeshay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi. Kulankaasi waxaa looga wada hadlay qaabka loo xoojin karo xiriirka Britain iyo Somaliland, iyadoo ay Britain horey u gumeysan jireen Somaliland oo ku taalla W/Galbeed ee Somalia. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Arrintan ayaa soo shaac baxday, kadib, markii uu Xoghayaha Difaaca ee dalka Britain,Gavin Williamson dhawaan booqday magalladda Hargeysa, oo uu Kulan kula yeeshay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi.

Kulankaasi waxaa looga wada hadlay qaabka loo xoojin karo xiriirka Britain iyo Somaliland, iyadoo ay Britain horey u gumeysan jireen Somaliland oo ku taalla W/Galbeed ee Somalia.

- Advertisement -

Warar ayaa waxay sheegayaan inay Britain doonayso inay  Saldhig Milliteri ku yeeshaan Geeska Afrika, wuxuuna Socdaalka Xoghayaha Difaaca  Britain, Gavin Williamson ku tegay Somaliland ku soo beegantay hal isbuuc kadib, markii uu sheegay inay Britain doonayso inay Saldhigyo Milliteri oo cusub ka dhistaan dalalka Caalamka, marka ay Britain ka baxdo Ururka Midowga Europe.

Dhinaca kale, Dowladda Raashiya waxay bishii April ee sannadkii hore shaacisay hamigooda ku aadan inay Saldhig Ciiddanka Badda ah ka dhistaan magaalladda Saylac ee Somaliland.

Wafdi Raashiyaan ayaa la kulmay Maamulka Somaliland, si loo hirgeliyo Saldhigaasi oo la dejin doono 1,500 Askar Raashiyaan ah, si ay taageero u siiyaan Maraakiibta Dagalaka iyo Gujisyadda Raashiya eek a hawl-gala Badda Geeska Afrika.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Milliteriga Imaaraadka Carabta  waxay Saldhig Milliteri ka dhisanayaan magaalladda Berbera, wuxuuna Saldhigaasi si rasmi ahaan u hawlgeli doonaa bisha June ee sannadkan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts