HomeWararSawirro:-Taliyeyaasha Millateriga iyo Booliska oo kormeeray difaacyo ay ku sugan yihiin Ciidanka...

Sawirro:-Taliyeyaasha Millateriga iyo Booliska oo kormeeray difaacyo ay ku sugan yihiin Ciidanka xoogga

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Daahir Aadan Cilmi oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska, Abaanduulaha XDS iyo Saraakiil kale ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Difaacyada Ciidanka ee ku yaalla degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose. Ujeedka Kormeerkaan ayaa ahaa u kuur gelida Xaaladda amni ee degmadda Afgooye iyo oggaanshaha amniga wadada xiriirisa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Daahir Aadan Cilmi oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska, Abaanduulaha XDS iyo Saraakiil kale ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Difaacyada Ciidanka ee ku yaalla degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose.

Ujeedka Kormeerkaan ayaa ahaa u kuur gelida Xaaladda amni ee degmadda Afgooye iyo oggaanshaha amniga wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye oo ay ka socdaan howlgalo nabad gelyada lagu adkeynayo.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa goobahii uu kormeeray Ciidankii ku sugnaa ku ammaanay sida ay ugu taagan yihiin difaaca dalka, isaggoo faray inay muujiyaan Feejignaan dheeraad ah, si cadowga ay uga faa’iideysan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts