HomeMaqalDhageyso:-Janeraal Asad Cismaan"Cadowga Puntland waxaan leenahay waan isku duubanahay cidna…

Dhageyso:-Janeraal Asad Cismaan”Cadowga Puntland waxaan leenahay waan isku duubanahay cidna…

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Janeraal Asad Cismaan Cabdullaahi oo ahaa musharixii wareegii ugu dambeeyay doorashada Puntland kula tartamay Madaxweynaha Cusub ee Puntland ayaa marka hore u hambalyeeyay Madaxweyne Siciid Deni. Waxa uu sheegay in u Alle uga baryayo in uu xilka u fududeeyo Madaxweynaha Cusub ee Puntland,isla markaana Puntland ay wada jecel yihiin kana guuleysanayaan Cadawga Puntland. “Cadowga Puntland […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Janeraal Asad Cismaan Cabdullaahi oo ahaa musharixii wareegii ugu dambeeyay doorashada Puntland kula tartamay Madaxweynaha Cusub ee Puntland ayaa marka hore u hambalyeeyay Madaxweyne Siciid Deni.

Waxa uu sheegay in u Alle uga baryayo in uu xilka u fududeeyo Madaxweynaha Cusub ee Puntland,isla markaana Puntland ay wada jecel yihiin kana guuleysanayaan Cadawga Puntland.

- Advertisement -

“Cadowga Puntland waxaan leenahay Puntland waa isku duubantahay cidna waxba kama qaadi karto waana ay guuleysaneysaa Insha Allah ayuu yiri Janeraal Asad Cismaan Cabdullaahi”

Si kastab Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya,siyaasiyinta Soomaalida iyo badi Shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay doorashada Madaxweynaha Puntland ee uu Maanta kusoo baxay Siciid Cabdullaahi Deni.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts