HomeWararSawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Guddoomiyay Shirka siyaasadda loo dhanyahay

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Guddoomiyay Shirka siyaasadda loo dhanyahay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta guddoomiyay kulanka guddi hoosaadka golaha Wasiirrada ee tubta siyaasadda loo dhanyahay oo looga hadlay qorshaha tubta ee sannadka 2019. Kulanka oo qayb ka ahaa kulamo xariir ah oo Ra’iisul Wasaaruhu la yeelanayay afarta tubood ee lagu jaan joogay shaqo maalmeedka dawladda ayaa ujeedadiisa ugu wayn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta guddoomiyay kulanka guddi hoosaadka golaha Wasiirrada ee tubta siyaasadda loo dhanyahay oo looga hadlay qorshaha tubta ee sannadka 2019.

Kulanka oo qayb ka ahaa kulamo xariir ah oo Ra’iisul Wasaaruhu la yeelanayay afarta tubood ee lagu jaan joogay shaqo maalmeedka dawladda ayaa ujeedadiisa ugu wayn waxa ay ahayd in la isla garto shaqooyinka u yaalla tubta kuwa ugu mudnaanta badan ee la doonayo in sannadkaan gudihiisa lagu fuliyo.

- Advertisement -

Shalay ayaa ra’iisul wasaare Khayre waxa uu sidaan oo kale u guddoomiyay tubta amniga iyo caddaalada, waxa uuna si taas lamid ah la kulmayaa tubaha horumarinta dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada si Iyana ay ra’iisul wasaaraha ugu soo gudbiyaan qorshe howleedkooda 2019.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts