HomeWararWasaaradda Arrimaha Gudaha oo war ka soo saartay Doorashada ka dhacday Puntland

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war ka soo saartay Doorashada ka dhacday Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay Doorashadii Maanta ka dhacday Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland. Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa Magaalada Garoowe Maanta ku doortay Madaxweynaha cusub ee dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilimi Cismaan (Karaash). War-saxaafadeed ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay Doorashadii Maanta ka dhacday Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland.

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa Magaalada Garoowe Maanta ku doortay Madaxweynaha cusub ee dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilimi Cismaan (Karaash).

- Advertisement -

War-saxaafadeed ka soo baxaay Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa loogu hambalyeeyay Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Puntland oo Maanta lagu doortay Magaalada Garoowe.

Sidoo kale Wasaaradda ayaa Madaxda cusub ee Puntland u rajeysay in uu xilkooda Alle u fududeyso,isla markaana Shacabka reer Puntland uu Alle siiyo Guul iyo horumar.

Doorasho ka dhacay Magaalada Garoowe ayaa waxaa Madaxweynaha cusub ee Puntland loogu doortay Saciid Cabdullaahi Deni kaasi oo helay Codad gaaraya ilaa iyo 35 Cod ,halka Madaxweyne kuxigeen loo doortay Axmed Cilimi Cismaan (Karaash) oo isna helay 47 Cod.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts