HomeWararAl Shabab oo Weerartay Kolonyo Ka Tirsan Ciidamadda Itoobiya

Al Shabab oo Weerartay Kolonyo Ka Tirsan Ciidamadda Itoobiya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay Ayaa xaqiijiyay in Ciidamo ka  tirsan Kooxda Al Shabab ay weerar Culus ku qaadeen Kolonyo Ciidamadda Itoobiya ah oo marayay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Rabdhuure iyo Wajid ee Gobolka Bakool. Dagaal xoogan oo ku bilawday Qaraxyo Miino ah ayaa laga soo sheegayaa Halkasi sida Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay Ayaa xaqiijiyay in Ciidamo ka  tirsan Kooxda Al Shabab ay weerar Culus ku qaadeen Kolonyo Ciidamadda Itoobiya ah oo marayay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Rabdhuure iyo Wajid ee Gobolka Bakool.

Dagaal xoogan oo ku bilawday Qaraxyo Miino ah ayaa laga soo sheegayaa Halkasi sida Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ay sheegayan.

- Advertisement -

Waxa ka soo kordha Warkasi halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts