HomeWararMaxamuud Faarax Cigaal Oo Iska Casilay Kuxigeenka Hay’adda Saadaasha Hawada

Maxamuud Faarax Cigaal Oo Iska Casilay Kuxigeenka Hay’adda Saadaasha Hawada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxamuud  Faarax Cigaal (Black) oo ahaa kuxigeenkii Hay’adda Saadaasha hawada iyo Socdaalka Rayidka  Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaasi. Sababta ka dambeesa iscasilaada masuulkaasi si rasmi ah uma shaacinin. kuxigeenkii Hay’adda Saadaasha hawada iyo Socdaalka Rayidka Soomaaliya Maxamuud  Faarax Cigaal (Black) ayaa sheegay in warqada shaqo joojinta uu u gudbiyay madaxda ka sareesa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamuud  Faarax Cigaal (Black) oo ahaa kuxigeenkii Hay’adda Saadaasha hawada iyo Socdaalka Rayidka  Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaasi.

Sababta ka dambeesa iscasilaada masuulkaasi si rasmi ah uma shaacinin.

- Advertisement -

kuxigeenkii Hay’adda Saadaasha hawada iyo Socdaalka Rayidka Soomaaliya Maxamuud  Faarax Cigaal (Black) ayaa sheegay in warqada shaqo joojinta uu u gudbiyay madaxda ka sareesa islamarkaana uu sugayo in laga aqbalo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts