HomeWararDhageyso: Degmadda Buurhakaba Oo Ku Guuleesatay Tartan Aqooneedka Degmooyinka Dalka Ee Radio...

Dhageyso: Degmadda Buurhakaba Oo Ku Guuleesatay Tartan Aqooneedka Degmooyinka Dalka Ee Radio Dalsan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Degmooyinka Dalka Ee Radio Dalsan oo ay ka qeyb galayeen 24 degmo ayaa waxaa caawa lagu soo gabagabeeyay xarunta dhexe ee radio dalsan. Gabagabada Tartanka waxaa isugu soo haray Degmooyinka Buurhakaba Iyo Cadaado Oo Ka Kala Tirsan Goboladda Baay Iyo Galgaduud. Barnaamijka Tartan Aqooneedka Waxaa Taaba Galinayay Hay’adda Wacyigalinta Bulsha Ee CCA […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Degmooyinka Dalka Ee Radio Dalsan oo ay ka qeyb galayeen 24 degmo ayaa waxaa caawa lagu soo gabagabeeyay xarunta dhexe ee radio dalsan.

Gabagabada Tartanka waxaa isugu soo haray Degmooyinka Buurhakaba Iyo Cadaado Oo Ka Kala Tirsan Goboladda Baay Iyo Galgaduud.

- Advertisement -

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Waxaa Taaba Galinayay Hay’adda Wacyigalinta Bulsha Ee CCA Iyo Shirkadda Daabacaadda Super Sign.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts