HomeWararKenya oo sheegtay inay Alshabaab ka gubeen labo gaari Tekniko ah

Kenya oo sheegtay inay Alshabaab ka gubeen labo gaari Tekniko ah

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Afhayeenka Ciiddanka Kenya, Kolonel David Obonyo ayaa faahfaahin ka bixiyey duqeymo ay Diyaaradaha Dagaalka Kenya dhawaan ka geysteen qeybo ka mid ah Gobalka Gedo. Waxa uu sheegay inay Diyaaradaha Kenya duqeeyeen Deegaanadda Tuulo Barwaaqo iyo Quraat oo ka tirsan Gobalka Gedo, kuna burburiyeen labo Tekniko oo ay Alshabaab lahaayeen, waa sida uu hadalka u dhigay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Ciiddanka Kenya, Kolonel David Obonyo ayaa faahfaahin ka bixiyey duqeymo ay Diyaaradaha Dagaalka Kenya dhawaan ka geysteen qeybo ka mid ah Gobalka Gedo.

Waxa uu sheegay inay Diyaaradaha Kenya duqeeyeen Deegaanadda Tuulo Barwaaqo iyo Quraat oo ka tirsan Gobalka Gedo, kuna burburiyeen labo Tekniko oo ay Alshabaab lahaayeen, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Afhayeenka ayaan  xaqiijinin tiradda Dagaalamayaasha Alshabaab ee ay ku dileen duqeymahaasi, mana jiraan warar madx bannaan oo xaqiijinaya hadalkiisa.

Dhinaca kale, Afhayeenka waxa uu ka hadlay duqeyn ay dad rayid ah ku geeriyoodeen oo ka dhacay Deegaanka Dhamase ee Gobalka Gedo, lagun dilay 10 qof oo rayid ahaa.

Wuxuuse sheegay inuusan hadafkooda ahayn inay dadka rayidka ku ciqaabaan, balse uu Hawlgalkaasi qeyb ka yahay Hawlgalladda socda ee lagula jira Dagaalamayaasha Alshabaab.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts