HomeWararDhageysiga Khudbadaha musharixiinta Madaxweynaha Puntland oo ka socota….

Dhageysiga Khudbadaha musharixiinta Madaxweynaha Puntland oo ka socota….

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Waxaa haatan Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ka socota dhageysiga Khudbadaha musharixiinta u tartamaysa xilka madaxweynaha iyo kuxigeenada,kuwaasi oo soo bandhigaya waxqabadkooda u qorsheynsan kadib guusha doorashada. Gelinkii dambe ee shalay ayaa la soo geba gebeeyey diwaangelinta musharixiinta,iyadoo xubnaha Guddiga dorashada Puntland aya shaaciyay musharixiinta isku diwangeliyay in ay tartamaan. Halkan hoose ka Akhriso […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa haatan Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ka socota dhageysiga Khudbadaha musharixiinta u tartamaysa xilka madaxweynaha iyo kuxigeenada,kuwaasi oo soo bandhigaya waxqabadkooda u qorsheynsan kadib guusha doorashada.

Gelinkii dambe ee shalay ayaa la soo geba gebeeyey diwaangelinta musharixiinta,iyadoo xubnaha Guddiga dorashada Puntland aya shaaciyay musharixiinta isku diwangeliyay in ay tartamaan.

- Advertisement -

Halkan hoose ka Akhriso Magacyada musharixiinta Khudbadaha jeedinaya.

1: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

2: Siciid Cabdulaahi Deni

- Advertisement -

3: Cali Cabdi Awaare

4: Cabdisamad Gallan

5: Maxamud Axmed Gar libaax

6: Cali Ciise Cabdi

7: Khaliif Ciise Mudan

8: Daahir Mire jibriil

9: Maxamad Cabdullahi Xuseen (Shortaaye)

10: Aadan Maxamed Ciise Gaadaalle

11: Maxamed Cali Cismaan Maad

12: Asad Cismaan Cabdulaahi.

13: Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere)

14: Cali Xaaji Warsame.

15: Maxamed Axmed Shaale

16: Maxamed Xirsi moorgan

17: Cabdi Faarax Siciid juxa

18: Maxamuud Xasan Khaliif

19: Faarax Cali Shirre

20: Cabdiqaadir yaasiin cabdi

Sidoo kale halka hoose ka kahriso Liiska ku xigeenka.

1: Cabdi Ibraahim warsame (Qowdhan)

2: Cabdiraxmaan Guuleed Cali

3: Dhegacade

4: Saadiq Axmed Eenow

5: Cabdi Salaan Salwe.

6: Cabdulaahi Cali Xirsi (Timacade)

7: Axmed Karaash

8: Cabdixakiin Camey

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts