HomeWararDhageyso:-Nin Dhaawac ahaa oo lagu dhax dilay Isbitaalka Keysaneey & xiisad ka...

Dhageyso:-Nin Dhaawac ahaa oo lagu dhax dilay Isbitaalka Keysaneey & xiisad ka taagan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka ka imaanaya Isbitaal Keysaney oo ku yaalla Waqooyiga Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagantahay xiisad,kadib markii gudaha Isbitaalka lagu dhex dilay nin dhaawac ahaan loo geeyay. Dad ku sugan gudaha Isbitaalka oo la hadlay Idaacada Dalsan ayaa sheegay in ninka la dilay uu ku soo dhaawacmay iska hor imaad dad deegaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Isbitaal Keysaney oo ku yaalla Waqooyiga Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagantahay xiisad,kadib markii gudaha Isbitaalka lagu dhex dilay nin dhaawac ahaan loo geeyay.

Dad ku sugan gudaha Isbitaalka oo la hadlay Idaacada Dalsan ayaa sheegay in ninka la dilay uu ku soo dhaawacmay iska hor imaad dad deegaanka ah ku dhex maray Ceelka Cali-Geedi oo ku yaalla degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Goobjoogayaasha ayaa sheegay in Ninka lagu dhex dilay qeybta saalada,kadib markii ay soo galeen koox hubaysan halkaasna uu ku geeriyooday,dhinaca kalana waxaa iska hor imaad kooban uu dhex maray Ilaalada Isbitaalka iyo Kooxdii dilka geysatay waxaana arrintaan loo badinayaa in ay la xiriirto aano qabiil.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa haatan gaaray Isbitaalka Keysaneey waxaana weli taagan Xiisadda ka dhalatay dilkaas,iyada oo dadka bukaanka iyo eheladii la joogayna ay sheegeen in ay ka argagaxeen dhacdadaan.

Halkaan Ka Dhageyso Codka Goobjoogaha ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts