HomeWararFaah faahin: Qarax Bam oo ka dhacay Magalada Muqdisho

Faah faahin: Qarax Bam oo ka dhacay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Bambaano o Goordhow ka dhacay degmada Waaberi ee Gobolkan Banaadir. Qarax Bambaano ka hor ayaa goobjoogayaal waxa ay sheegeen in Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Somaaliya ay ka shakiyeen Nin watay Bac madoow,hayeeshee uu cararay markii ay Ciidamada ka shakiyeen. Qof ku sugnaa Goobta ayaa u sheegay Dalsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Bambaano o Goordhow ka dhacay degmada Waaberi ee Gobolkan Banaadir.

Qarax Bambaano ka hor ayaa goobjoogayaal waxa ay sheegeen in Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Somaaliya ay ka shakiyeen Nin watay Bac madoow,hayeeshee uu cararay markii ay Ciidamada ka shakiyeen.

- Advertisement -

Qof ku sugnaa Goobta ayaa u sheegay Dalsan in Ninka watay Bac madowda ay Ciidamada iyo dad Shacba ah eryadeedn,balse Bambo uu ksuoo tuuray taas oo jugta qaraxeeda laga maqlay degmada Waaberi iyo degmooyinka ku dhow.

Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in Bamka aysan ka dhalan wax khasaaro ah,isla markaana Ninkii bamka tuuray uu goobta ka baxsaday.

Degmada Waaberi ee Gobolkan Banaadir ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ka dhacayay falal amnidaro,iyada oo xalay howlgal dad badan lagu soo qabtay laga sameeyay degmadaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts