HomeMaqalWasaaradda Amniga oo War ka soo saartay hoobiyeyaashii lagu weeraray Xarunta Xalane

Wasaaradda Amniga oo War ka soo saartay hoobiyeyaashii lagu weeraray Xarunta Xalane

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa  24 saac kadib waxa ay war ka soo saartay weerarkii duqeynta ahaa ee shalay lagu qaaday Xerada weyn ee xalane oo ku taalla Magalada Muqdisho. War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga ayaa waxaa marka hore lagu cambaareeyay weerarkaas hoobiyeyaasha ah ee shalay Xerada Xalane lagu weeraray oo khasaaro […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa  24 saac kadib waxa ay war ka soo saartay weerarkii duqeynta ahaa ee shalay lagu qaaday Xerada weyn ee xalane oo ku taalla Magalada Muqdisho.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga ayaa waxaa marka hore lagu cambaareeyay weerarkaas hoobiyeyaasha ah ee shalay Xerada Xalane lagu weeraray oo khasaaro kasoo gaaray Shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay.

- Advertisement -

Sidoo kale Warsaxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in Wasaaradda Amniga ay baaritaan dhab ah ku heyso dadkii ka dambeeyay weerarkaas,isla markaana Shacabka Soomaaliyeed la ogeeysiiyay dhawaan dadkaasi cadaalada lahor-keeni.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts