HomeMaqalDhageyso;-Jubbaland oo Ciidamo hor leh geysay jiida hore ee dagaalka+Sawirro

Dhageyso;-Jubbaland oo Ciidamo hor leh geysay jiida hore ee dagaalka+Sawirro

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maalmihii la soo dhaafay deegaanada Dowlad goboleedka Jubbaland waxaa ka socday dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan ciidamada Jubbaland kaas oo ay ku doonayaan inay kula wareegaan deegaanada ka maqan gacanta Maamulkaas Maamulka Jubaland ayaa Maanta waxa uu jiida hore ee dagaalka ee degmada Afmadoow waxa ay geeyeen Ciidamo farabadan oo ka tirsan Jubbaland kuwaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalmihii la soo dhaafay deegaanada Dowlad goboleedka Jubbaland waxaa ka socday dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan ciidamada Jubbaland kaas oo ay ku doonayaan inay kula wareegaan deegaanada ka maqan gacanta Maamulkaas

Maamulka Jubaland ayaa Maanta waxa uu jiida hore ee dagaalka ee degmada Afmadoow waxa ay geeyeen Ciidamo farabadan oo ka tirsan Jubbaland kuwaas oo diyaarado looga qaaday Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

- Advertisement -

Taliyaha howlgalka xoreynta Gobolka Jubbada Dhexe G/Sare Axmed Jaamac Salaad oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ciidamadaas ay ka qeb qaadan doonaan xoreynta deegaanada ka maqan Gacanta Jubbaland oo ay ku sugan yihiin dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Waxa uu sheegay in Jubbaland ay wado diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee ku aadan xureynta deegaanada,isaga oo ku bogaadiyay Ciidamada Jubbaland dadaalada ay ku doonayaan inay ku qaadaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha kana Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts