HomeWararDhageyso:-Xildhibaan Warsame Joodax oo ka hadlay dhaawacii Maanta soo gaaray

Dhageyso:-Xildhibaan Warsame Joodax oo ka hadlay dhaawacii Maanta soo gaaray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Mas’uuliyiin ayaa ka mid ah dadkii Maanta waxyeelada ay kasoo gaartay qaraxyadii Maanta ka dhacay Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Daka ku waxyeeloobay ayaa waxaa ka id ah Xildhibaan Warsame Joodax oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka,isla markaana sidoo kale ay ku dhinteen qaar ka mid ah ilaaladiisa. Xildhibaanka oo Goordhow la hadlay Dalsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mas’uuliyiin ayaa ka mid ah dadkii Maanta waxyeelada ay kasoo gaartay qaraxyadii Maanta ka dhacay Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Daka ku waxyeeloobay ayaa waxaa ka id ah Xildhibaan Warsame Joodax oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka,isla markaana sidoo kale ay ku dhinteen qaar ka mid ah ilaaladiisa.

- Advertisement -

Xildhibaanka oo Goordhow la hadlay Dalsan ayaa waxa uu sheegay in xoogaa yar oo dhaawac ah uu soo gaaray,hayeeshee xaaladiisa ay tahay mid wanaagsan.

Horay ayaa waxaa sidoo kale dhaawac fudud uu uga soo gaaray qarixii ka dhacay agagaarka Tiyaatarka Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Warsame Joodax.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts