HomeMaqalDhageyso:-Ciidamada xooga dalka oo gurmad u sameeyey Kooxda Macawuusley ee dagaal kula...

Dhageyso:-Ciidamada xooga dalka oo gurmad u sameeyey Kooxda Macawuusley ee dagaal kula jirta Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliyaha qeybta 27aad  ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo saraakiil uu hoggaaminayay ayaa waxa ay kulan la qaateen Ciidamo la magac baxay mucaawiisley,kuwaas oo dagaal kula jira Al-Shabaab. Saraakiishaan ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay waxa ay booqashooyin ku marayeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe,iyaga oo u kuurgalayay xaalada amni ee deegaanada Gobolka Shabeellaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha qeybta 27aad  ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo saraakiil uu hoggaaminayay ayaa waxa ay kulan la qaateen Ciidamo la magac baxay mucaawiisley,kuwaas oo dagaal kula jira Al-Shabaab.

Saraakiishaan ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay waxa ay booqashooyin ku marayeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe,iyaga oo u kuurgalayay xaalada amni ee deegaanada Gobolka Shabeellaha Dhexe.

- Advertisement -

Taliyaha qeybta 27aad  ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo saraakiil uu hoggaaminayay ayaa waxa ay deegaanka Ceel Muluq oo hoostaga degmada Cadale ay kulan kula qaateen  Ciidamada Kooxda la Magac baxay Macawuusleyda,isaga oo balan qaad u sameeyay.

Taliyaha qeybta 27aad  ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Maxamuud Maxamed Macalin(Koronto) ayaa sheegay in ay garab taagan yihiin kooxda Macaawusleyda ee la-dagaalamaya Al-Shabaab.

Waxa uu u sheegay in Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka ay ka caawin doonaan dagaalka ay kula jiraan Al-Shabaab,isla markaana sida Ciidamada xoogga dalka oo kale loo siin doonaan waxyaabaha ay u baahan yihiin,isla markaana looga baahan yahay inay xoojiyaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

- Advertisement -

Kooxda Macaawusley oo ah Shacab is-aruursaday ayaa dhawaan waxa ay dagaal xoogan Al-Shabaab kula galeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha qeybta 27aad  e Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts