HomeWararMusharax Madaxweyne oo loo diiday in uu taageerayaashiisa kula hadlo Barxada Garoowe

Musharax Madaxweyne oo loo diiday in uu taageerayaashiisa kula hadlo Barxada Garoowe

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wararka naga soo gaaraya Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta mid ka mid ah Musharixiinta Puntland loo diiday in uu taageerayashiisa kula hadlo Barxada Garoowe. Wariyeyaal ku sugan Magalada Garoowe ayaa waxa a soo sheegayaan in Musharax Cabdisamad Gallan laga hor-istaagay in uu khudbad Barxada Garoowe ugu jeediyo taageerayaashiisa,iyada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta mid ka mid ah Musharixiinta Puntland loo diiday in uu taageerayashiisa kula hadlo Barxada Garoowe.

Wariyeyaal ku sugan Magalada Garoowe ayaa waxa a soo sheegayaan in Musharax Cabdisamad Gallan laga hor-istaagay in uu khudbad Barxada Garoowe ugu jeediyo taageerayaashiisa,iyada oo ay weli socdaan ol olaha musharixiinta.

- Advertisement -

In kastoo aan sidhab ah loo shaacin Amarka lagu joojiyay ayaa hadana Wararka aan heleyno ayaa wax ay sheegayaan in uu bixiyay Madaxweynaha Puntland Cabdudweli Maxamed Cali Gaas.

Musharaxa Madaxweynaha Puntland Cabdisamad Gallan iyo Madaxweyne Gaas ayaa tiro ka dhowr jeer waxaa soo kala dhex galay khilaaf xoogan,waxana mar uu soo noqday Guddoomiyaha Gobolka Bari.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts