HomeWararSawirro:-Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo bilaabatay

Sawirro:-Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo bilaabatay

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Waxaa Goordhow Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka bilaabatay doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Ilaa 5 Musharax ayaa u taagan u tartamida qabashada xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed,kuwaas oo kala ah Aadan Maxamed Nuur Saransoor, Xuseen Cismaan Xuseen, Ibraahim Macalin Nuunow,Seyid Axmed Sheeikh Daahir iyo Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen. 147 Xildhibaan ayaa kulanka doorashada ku sugan,kuwaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Goordhow Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka bilaabatay doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Ilaa 5 Musharax ayaa u taagan u tartamida qabashada xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed,kuwaas oo kala ah Aadan Maxamed Nuur Saransoor, Xuseen Cismaan Xuseen, Ibraahim Macalin Nuunow,Seyid Axmed Sheeikh Daahir iyo Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen.

- Advertisement -

147 Xildhibaan ayaa kulanka doorashada ku sugan,kuwaas oo u kala codeynaya musharixiinta Madaxweynaha,waxaana baarlamaanka Koonfur Galbeed uu ahaa 148 Xildhibaan,hayeeshee mid ka mid ah Xildhibaanada uu ku geeriyooday rabshadihii ka dhacay Magalada baydhabo.

Hoolka doorashada ayaa waxaa haatan ku sugan dhamaan musharixiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed,iyo wafdi korkoogto ah oo ka socda Dowladda federaalka oo ay ka mid yihiin wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo wasiir ku xigeenka Wasaaradda warfaafinta.

Ammaanka magaalada Baydhabo ayaa si wayn loo adkeeyay, waxaana ammaanka goobta ay doorashada ka dhaceysa la wareegay ciidammada Midowga Afrika gaar ahaan kuwo Itoobiya.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts