HomeWararRa’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Ambassador Smail Chergui

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Ambassador Smail Chergui

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar kula kulmay Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Nabadda Midawga Afrika, Ambassador Smail Chergui. Ra’iisul wasaare Khayre iyo Ambassador Smail Chergui ayaa ka wada hadlay dardar-gelinta hawl-galka AMISOM ee Soomaaliya, dagaalka ka dhanka ah kooxaha loogu yeero argagaxisada ah iyo diyaar garowga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar kula kulmay Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Nabadda Midawga Afrika, Ambassador Smail Chergui.

Ra’iisul wasaare Khayre iyo Ambassador Smail Chergui ayaa ka wada hadlay dardar-gelinta hawl-galka AMISOM ee Soomaaliya, dagaalka ka dhanka ah kooxaha loogu yeero argagaxisada ah iyo diyaar garowga loogu jiro qorshaha mas’uuliyadda amniga ay kula wareegayso dawladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay sii wadidda taageerada dhanka amniga ah ee midawga Afrika ay siiyaan Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts