HomeWararDuqeyn ka dhacday Afganistan oo lagu dilay dad rayid ah

Duqeyn ka dhacday Afganistan oo lagu dilay dad rayid ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Saraakiisha Deegaanka ayaa sheegay in Duqeyntaasi lala maaganaa Taliye ka tirsan Maleeshiyadda Daalibaan oo lagu magacaabo Shariif Maawiya. Duqeyntaasi oo ka dhacday Gobalka Kunaar ee Bariga dalkaasi, ayaa waxaa lagu dilay 22 qof oo rayid ah,waxaana kamid ahaa 12 carruur ah. Dhinaca kale, Guddoomiyaha Gobalka Kunaar, C/sataar Mirzakwal waxa u usheegay in Hwalgalkaasi lagu dilay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha Deegaanka ayaa sheegay in Duqeyntaasi lala maaganaa Taliye ka tirsan Maleeshiyadda Daalibaan oo lagu magacaabo Shariif Maawiya.

Duqeyntaasi oo ka dhacday Gobalka Kunaar ee Bariga dalkaasi, ayaa waxaa lagu dilay 22 qof oo rayid ah,waxaana kamid ahaa 12 carruur ah.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Guddoomiyaha Gobalka Kunaar, C/sataar Mirzakwal waxa u usheegay in Hwalgalkaasi lagu dilay 38 Maleeshiyo oo ay ku jireen 4 dagaalyahan oo Ajaaniib ahaa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts