HomeWararRW Kheyre oo la kulmay Wasiirradda arrimaha dibadda Dalal Caalami ah

RW Kheyre oo la kulmay Wasiirradda arrimaha dibadda Dalal Caalami ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay magaalada Dooxa ee dalka Qatar kulan kula qaatay wasiirradda arrimaha dibadda Qatar, Turky, Kenya iyo Japan. Kulanka uu Ra’iisul Wasaaruhu la qaatay wasiirrada ayaa looga wada hadlay xoojinta xariirka dalalkaas iyo Soomaaliya iyo ikaashiga dhinacyada badan ee ka dhexeeya. Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay magaalada Dooxa ee dalka Qatar kulan kula qaatay wasiirradda arrimaha dibadda Qatar, Turky, Kenya iyo Japan.

Kulanka uu Ra’iisul Wasaaruhu la qaatay wasiirrada ayaa looga wada hadlay xoojinta xariirka dalalkaas iyo Soomaaliya iyo ikaashiga dhinacyada badan ee ka dhexeeya.

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Amb. Axmed Ciise Cawad oo kamid ah wafdiga ra’iisul wasaarre Khayre ayaa kulanka goob joog ka ahaa.

Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqasho ku tegay Qatar 12/12/2018 ayaa intii uu dalkaas joogay waxa uu kulan la qaatay dhiggiisa iyo Amiirka Qatar, waxa uu khubad u jeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Qatar, isaga oo shalay ka qayb galay madasha Sannadlaha ah ee Dooxa.

Intii Ra’iisul Wasaaruhu uu ku guda jiray booqashadiisa Dooxa, labada dawladood waxa ay kala saxiixdeen heshiisyo muhiim ah, iyada sidoo kale dawladda Qatar ay ballan qaaday dardar-gelina iyo fulinta mashaariicdii horumarineed ee horay loogu heshiiyay in ay Soomaaliya ka fulinayso.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts