HomeMaqalDhageyso:-Kusimaha Madaxweynaha KGS oo dalbaday in laga hortago rabshadaha ka socda Baydhabo

Dhageyso:-Kusimaha Madaxweynaha KGS oo dalbaday in laga hortago rabshadaha ka socda Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas Shariif Sheekhunaa Maye ayaa ka hadlay banaanbaxyada rabshadaha wata oo Maalintii labaad ka socda Magalada Baydhabo. Shir Jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay xafiiskiisa ayuu sheegay in rabshadahaas ay sababi karaan dhimashada dad badan,khasaaro hantiyadeed iyo waliba dhibaayooyin kale,isla markaana Shacbaka looga baahan yahay inay joojiyaan. Shacbaka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas Shariif Sheekhunaa Maye ayaa ka hadlay banaanbaxyada rabshadaha wata oo Maalintii labaad ka socda Magalada Baydhabo.

Shir Jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay xafiiskiisa ayuu sheegay in rabshadahaas ay sababi karaan dhimashada dad badan,khasaaro hantiyadeed iyo waliba dhibaayooyin kale,isla markaana Shacbaka looga baahan yahay inay joojiyaan.

- Advertisement -

Shacbaka ayuu ugu baaqay inay joojiyaan banaanbaxyada,lana Shaqeeyaan Maamulka,waxaana uu sheegay in Shacabka intooda wanaaga jecel ay badan yihiin,inta kale ay hartay loo baahan yahay in laga hortago.

Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts