HomeWararSawirro:-Rabshado weli ka socda Magalada Baydhabo

Sawirro:-Rabshado weli ka socda Magalada Baydhabo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa Maalintii labaad Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka socda banaanbaxyo rabshado wata oo ay inta badan dhigayaan taageerayaasha Muqtaar Roobow oo shalay dowladda Soomaaliya ay xirtay. Banaanbaxyada ka socda Magalada Baydhabo ayaa sababay dhimashada Xildhibaan ka tirsan Koonfur Galbeed,iyada oo mararka qaar rasaas la maqlayo. Dhammaan goobaha Ganacsiga Magalada Baydhabo ayaa xiran,waxaana dadku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maalintii labaad Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka socda banaanbaxyo rabshado wata oo ay inta badan dhigayaan taageerayaasha Muqtaar Roobow oo shalay dowladda Soomaaliya ay xirtay.

Banaanbaxyada ka socda Magalada Baydhabo ayaa sababay dhimashada Xildhibaan ka tirsan Koonfur Galbeed,iyada oo mararka qaar rasaas la maqlayo.

- Advertisement -

Dhammaan goobaha Ganacsiga Magalada Baydhabo ayaa xiran,waxaana dadku ay yihiin kuwo Wadooyinka waaweyn ku gubay Taayaro,isla markaana Magalada dhan ah tahay mid laga dareemayo.

Lama oga halka uu ku dambeyn doono xaalka Magalada Baydhabo,hayeeshee,waxaa sidoo kale Baydhabo ku sugan Ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Soomalaiya iyo kuwa Koonfur Galbeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts