HomeWararXildhibaan ku geeriyooday israsaaseyn ka dhacday Magalada Baydhabo

Xildhibaan ku geeriyooday israsaaseyn ka dhacday Magalada Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa isasoo taraya banaanbaxyada rabshadaha wata ee ka dhacaya Magalada Baydhabo,iyada oo ay ka dhasheen khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka aan haatan ka heleyno Magalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in israsaaseyn saakay ka dhacday Magalada Baydhabo ay sababtay geerida Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed. Wariyeyaal ku sugan Magalada Baydhabo ayaa waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa isasoo taraya banaanbaxyada rabshadaha wata ee ka dhacaya Magalada Baydhabo,iyada oo ay ka dhasheen khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Wararka aan haatan ka heleyno Magalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in israsaaseyn saakay ka dhacday Magalada Baydhabo ay sababtay geerida Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Wariyeyaal ku sugan Magalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegeen in israsaaseynta uu saakay ku dgeeriyooday Xildhibaan Cabdi shakuur Yacquub Ibraahim oo ahaa Gudoomiyaha Guddiga Amniga Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Xildhibaanka ayaa marka hore waxaa soo gaaray sida la sheegay dhaawac,hayeeshee uu Isbitaalka ku geeriyooday.

Xaalka Magalada Baydhabo ayaa Maanta ah mid kacsan,waxaana jirin cid ilaa iyo hadda isku-dayeysa inay xal ka gaarto xaalada cakiran iyo rabshadaha ka socda Magalada Baydhabo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts