HomeWararAgaasimaha Guud ee Radio Daljir oo isku day dil ka badbaaday

Agaasimaha Guud ee Radio Daljir oo isku day dil ka badbaaday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Axmed Sheekh Maxamed Tallman ayaa la sheegay in Maanta uu isku-day dil ka badbaaday kadib markii Askari ka tirsan Ciidamada Booliska Puntland uu rasaas ku furay Agaasimaha. Sida lagu qoray Wabsite-ka Radio Daljir ayaa askariga xilliga uu Agaasimaha rasaaseynayay ku dhawaaqayay erayo ay ka mid yihiin”Maxaa Asad Diyaano idiin geeyay,waxana Asad Diyaano u xillgaan ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Axmed Sheekh Maxamed Tallman ayaa la sheegay in Maanta uu isku-day dil ka badbaaday kadib markii Askari ka tirsan Ciidamada Booliska Puntland uu rasaas ku furay Agaasimaha.

Sida lagu qoray Wabsite-ka Radio Daljir ayaa askariga xilliga uu Agaasimaha rasaaseynayay ku dhawaaqayay erayo ay ka mid yihiin”Maxaa Asad Diyaano idiin geeyay,waxana Asad Diyaano u xillgaan ka mid yahay musharixiinta Madaxweynaha Puntland.

- Advertisement -

Agasimaha Guud ee Radio Daljira Axmed Sheekh Maxamed Tallman ayaa xilliga la rasaaseeynayay waxa uu ka so baxay Xarunta Radio Daljir ee Magalada Boosaaso,waxana uu sheegay in askariga uu rasaas ku soo riday,hayeeshee uu Alle ka badbaadiyay.

“Marka aamusiintu gaarto in la jaro ama halis la geliyo nafta qofka loona ordayo kursiga ugu sareeya dalka maxaa dadka u danbayn doona,ayuu yiri Agaasimaha Radio Daljir.

Deegaanada Puntland ayaa waxa ay ka mid tahay deegaanada lagu dhibaateeyo wariyeyaasha,waxaana horay loogu dilay laguna xiray wariyeyaal farabadan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts