HomeWararDEG DEG:-Askar Goordhow lagu dilay Magalada Muqdisho

DEG DEG:-Askar Goordhow lagu dilay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxo hubeysan ayaa Goordhow waxa ay Xaafada Black-Sea ee degmaa Hodan ku dileen Askar ka tirsaneyd Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Dad ku sugan Xaafada Black-Sea ayaa u sheegay Dalsan in rag ku hubeysnaa Bustoolado ay toogteen laba askari oo ka tirsanaa Ciidamada Millateriga,kadibna ay baxsadeen. Wararka qaar aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in Raggii dilka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa Goordhow waxa ay Xaafada Black-Sea ee degmaa Hodan ku dileen Askar ka tirsaneyd Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Dad ku sugan Xaafada Black-Sea ayaa u sheegay Dalsan in rag ku hubeysnaa Bustoolado ay toogteen laba askari oo ka tirsanaa Ciidamada Millateriga,kadibna ay baxsadeen.

- Advertisement -

Wararka qaar aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in Raggii dilka geystay ay horay u sii qaateen laba qoray oo AK47 ah oo ay wateen labada askari.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa goordhow tegay goobta dilka uu ka dhacay,waxana haatan ay wadaan howlgallo baaritaano ah.

Waraka kusoo kordha kala socda Radiodalsan.com

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts