HomeMaqalDhageyso:-Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Xoogga oo amray in la toogto Shabaabka lagu...

Dhageyso:-Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Xoogga oo amray in la toogto Shabaabka lagu qabto howlgalada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa Maanta go’aamiyay in xilligaan wixii ka dambeeyay aan xabsiga la geyn doonin Xubnaha ka tirsan Al-Shabaab ee la qabto. Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) oo Warbaahinta kula hadlay muqdisho ayaa sheegay in dhowr mar Al-Shabaab farriimo iyo digniino isugu dareen,hayeeshee ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa Maanta go’aamiyay in xilligaan wixii ka dambeeyay aan xabsiga la geyn doonin Xubnaha ka tirsan Al-Shabaab ee la qabto.

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) oo Warbaahinta kula hadlay muqdisho ayaa sheegay in dhowr mar Al-Shabaab farriimo iyo digniino isugu dareen,hayeeshee ay ka biyo diideen.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in hadda wixii ka dambeeya aan la ogolaan doonin in Nin ka tirsan Shabaab uu qof dilo ama dhaawacp kadibna Xabsi la geeyo,hayeeshee goobtii lagu karo lagu dilo doono.

“Uma dulqaadan doono in maalin walba Al-Shabaab ay wax dilaan hadana aan xirno balse waa in la taabsiiyo xanuunka dhaawaca iyo dhimashada,lana dilo ayuu yiri Taliye Indha-Qarshe.

Taliyaha ayaa soo hadal qaaday Dad ay horay u dhaawaceen Al-Shabaab inay weli Isbitaalada Muqdisho qaarkood ku jiraan,isla markaana raggii dhaawacay Xabsiyada ay ku xiran yihiin..

- Advertisement -

Dhageyso Codka Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts