HomeMaqalDhageyso:-Xeer-ilaaliyaha Qaranka "Waxaan caqabad kala kulanay Madaxda dalka iyo Xildhibaano"

Dhageyso:-Xeer-ilaaliyaha Qaranka “Waxaan caqabad kala kulanay Madaxda dalka iyo Xildhibaano”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in Bishii hore ay Xeer Ilaalinta  gudbisay Afar kiis oo la xiriira musuq maasuq,inta badana ay ku guuleysteen. Waxa uu sheegay inay jireen caqabado farabadan oo ay kala kulmeen intii ay howshaas kiiska musuq maasuqa ah ku jireen dad ay ka mid yihiin Madax ka tirsan Dowladda. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in Bishii hore ay Xeer Ilaalinta  gudbisay Afar kiis oo la xiriira musuq maasuq,inta badana ay ku guuleysteen.

Waxa uu sheegay inay jireen caqabado farabadan oo ay kala kulmeen intii ay howshaas kiiska musuq maasuqa ah ku jireen dad ay ka mid yihiin Madax ka tirsan Dowladda.

- Advertisement -

“Bishii hore Afarkiis oo Musuqmaasuq la xiriiray ayaan gudbinay kuna guuleysanay,balse waxaan caqabad kala kulanay Shacabka,Madaxda Qaranka iyo Xildhibaano ayuu yiri Xeer Ilaaliyaha Qaranka.

Dowladda Soomaaliya ayaa kal hore Mas’uuliyiin u xir xirtay Eedeyn la xiriirta musuq maasuq halka,kuwa kale loo xukumay.

Dhageyso Codka Xeer Ilaaliyaha Qaranka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts