HomeWararMaareeyaha Garoonka Diyaaradaha Jowhar oo Xaaskiisa dilay

Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Jowhar oo Xaaskiisa dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka ka imaanaya Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxa ay ku waramayaan in xalay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Magalada Jowhar uu dilay Xaaskiisa. Dilka ayaa waxa uu ka dhacay Hoygooda oo ku yaalla Xaafada Hanti-Wadaag ee Magalada Jowhar,waxaana Maareeyaha oo lagu Magacaabo Ibraahim Maxamed oo kloo yaqaano (Cali Dheere) uu dilay xaaskiisa oo lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxa ay ku waramayaan in xalay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Magalada Jowhar uu dilay Xaaskiisa.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay Hoygooda oo ku yaalla Xaafada Hanti-Wadaag ee Magalada Jowhar,waxaana Maareeyaha oo lagu Magacaabo Ibraahim Maxamed oo kloo yaqaano (Cali Dheere) uu dilay xaaskiisa oo lagu Magacaabi jiray  Jamiilo Sheekh Cali Ibraahim taas oo Da’deeda lagu 32 jir,ils amrkaana xaamilo aheyd.

- Advertisement -

Dad ku sugan Magalada Jowhar ayaa u sheegay Radio Dalsan in Mareeyaha iyo Xaaskiisa ay wada murmeen taas oo keentay in bustoolad uu lahaa dhowr xabadood kaga dhuftay.

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay gacanta ku dhigeen Maareeyaha,isla markaana ay xabsiga dhigeen.

Dadka ku nool Magalada Jowhar ayaa Maanta aad u hadal haaya dhacdad uu xaaskiisa ku dilay Maareyaha Garoonka Diyaaradaha Magalada Jowhar,waana masuulkii ugu horeeyay ee ka tirsan Maamulka Hir-Shabelle ee dila Xaaskiisa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts