HomeWararMaamule Iskuul oo Caawa lagu dilay Magalada Muqdisho

Maamule Iskuul oo Caawa lagu dilay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo gaaraya Xaafada Coca Cola ee degmada Yaaqshiid ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxo hubeysan ay halkaasi ku dileen Mid ka mid ah Maamulayaasha Iskuul halkaasi ku yaalla. Maamulaha la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Xuseen Maxamed Xuseen,waxaana Bare iyo Maamulaba uu ka ahaa Iskuulka Al Kifaaf ee Xaafadda Coca Cola degmada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Xaafada Coca Cola ee degmada Yaaqshiid ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxo hubeysan ay halkaasi ku dileen Mid ka mid ah Maamulayaasha Iskuul halkaasi ku yaalla.

Maamulaha la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Xuseen Maxamed Xuseen,waxaana Bare iyo Maamulaba uu ka ahaa Iskuulka Al Kifaaf ee Xaafadda Coca Cola degmada Yaaqshiid.

- Advertisement -

Dadkii ka dambeeyay dilka ayaa goobta ka bassaday lamina oga sababta loo dilay Maamulaha.

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Magalada Muqdisho degmooyin ka mid ah waxaa ka dhacay dilal iyo qaraxyo,kuwaas oo ay wax ku noqdeen dad rayid ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts