HomeWararMadaxda Qaranka oo ka tacsiyadeysay Dadkii ku dhintay Qaraxyadii ka dhacay Gaalkacyo...

Madaxda Qaranka oo ka tacsiyadeysay Dadkii ku dhintay Qaraxyadii ka dhacay Gaalkacyo iyo Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed ay Al-Shabaab ku dileen qaraxyo ay ka geysteen Gaalkacyo iyo Muqdisho. Tacsi taas la mid ah waxaa diray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed ay Al-Shabaab ku dileen qaraxyo ay ka geysteen Gaalkacyo iyo Muqdisho.

Tacsi taas la mid ah waxaa diray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Kheyre.

- Advertisement -

Qaraxyo ka kala dhacay Gaalkacyo iyo Muqdisho waxaa ku geeriyooday in ka badan labaatameeyo ruux,kuwaad oo u badnaa dad Shacab ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts