HomeWararSawirro:-Qodobo ka soo baxay Shirka Todobaadlaha ee Maamulka G/Banaadir

Sawirro:-Qodobo ka soo baxay Shirka Todobaadlaha ee Maamulka G/Banaadir

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta dowladda Hoose ee Muqdisho waxaa Maanta lagu qbatay Shirka Todobaadlaha ee guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolkan Banaadir. Shirka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cismaan (Yariisow) ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa inta badan Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolkan Banaadir. Shirka ayaa waxaa looga  hadlay safarkii Djibouti, Is-XilQaan, horumarka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta dowladda Hoose ee Muqdisho waxaa Maanta lagu qbatay Shirka Todobaadlaha ee guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolkan Banaadir.

Shirka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cismaan (Yariisow) ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa inta badan Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolkan Banaadir.

- Advertisement -

Shirka ayaa waxaa looga  hadlay safarkii Djibouti, Is-XilQaan, horumarka Amniga, Nadaafada, deriseynta iyo arrimo kale oo farabadan oo quseeya horumarka Gobolka Banaadir.

Shirka Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa todobaadkiiba mar la qabtaa,waxaana looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin amniga,nadaafada iyo qodobo kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts