HomeMaqalDhageyso:-Ciidamada Koonfur Galbeed oo looga digay taageerida..

Dhageyso:-Ciidamada Koonfur Galbeed oo looga digay taageerida..

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Shir Jaraa’id uu Magalada Baydhabo ku qabtay Taliyaha Ciidanka Booliska Koonfur Galbeed Col,Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa waxa uu soo saaray digniin ku socota Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed. Waxa uu ka dalbaday Ciidamada Koonfur Galbeed inay ka fogaadaan taageerida musharixiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed,xilli dhawaan la filayo inay Magalada Baydhabo ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Dhamaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shir Jaraa’id uu Magalada Baydhabo ku qabtay Taliyaha Ciidanka Booliska Koonfur Galbeed Col,Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa waxa uu soo saaray digniin ku socota Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed.

Waxa uu ka dalbaday Ciidamada Koonfur Galbeed inay ka fogaadaan taageerida musharixiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed,xilli dhawaan la filayo inay Magalada Baydhabo ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Dhamaan Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed sigaar ah ciidamada Booliska ayuu sheegay in askarigii lagu arko,isaga oo taageero u muujinaya mushar gaar ah tallaabo laga qaadi doono ama Shaqadiisa uu ku weyn doono.

Amarkaan ka soo baxay Taliyaha Ciidanka Booliska Koonfur Galbeed ayaa waxa uu ku soo aadayaa xilli Magalada Baydhabo diyaar garoow loogu jiro doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Ciidanka Booliska Koonfur Galbeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts